SBS Somali - SBS Afsomali cover art

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

By: SBS
Listen for free

About this listen

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.Copyright 2025, Special Broadcasting Services Politics & Government Social Sciences
Episodes
  • Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii
    Apr 16 2026
    Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
    Show More Show Less
    7 mins
  • SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026
    Apr 16 2026
    Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
    Show More Show Less
    5 mins
  • Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor
    Apr 16 2026
    Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
    Show More Show Less
    12 mins
No reviews yet