Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor cover art

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

Listen for free

View show details

About this listen

Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
No reviews yet